Madaxayne Cabdiweli Gaas Oo Khudbad (English ) Ah Ka Jeediyey Shirkii Brussels , Kana Hadlay Colaada Tukaraq
Madaxaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad luuqada ingiriiga uu ku jeedinayay shirka Brussels ee dalka Belgium ayaa kaga hadlay xaaladda deegaanka Tukaraq iyo guud ahaanba gobolka sool, halkan hoose ka daawo.
https://www.youtube.com/watch?v=UMPJkSV7Qhc&feature=youtu.be