Daawo: Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland oo ka warbixiyay Tirada Ergeda Nabadaynta ee u anbabaxay Ceel-afwayn
Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa faahfaahin ka bixiyay Nooca Ergada nabadaynta Colaadda Ceel-afwayn ee maanta u anbabaxay Deegaanka ay Colaaddu ka aloosantahay
https://www.youtube.com/watch?v=tdKYYu1neec……………….