Daawo :- Magaalada Toogashada Ee Labada Qaybood U Kala Qaybsan
Magaalada Tacis ee koofurta dalka Yeman ayaa hoy u noqotay mid ka mid ah dagaallada sokeeye, kuwooda ugu muddada dheer. Waxaa loo yaqaannaa ‘magaaladii toogashada’, Tacis oo u kala qaybsan labo qaybood oo ay kala haystaan fallaagada Xuutiyiinta iyo xoogagga daacadda u ah dowladda ayaa hadda ku jirta xaalad go’doon ah.
Halkan Hoose Ka Daawo
https://youtu.be/vjWoZuoH-EI