Daawo :- Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Gabadh Ku Nool Hargeysa Oo Qabata Shaqo Ku Cusub In Uu Qabto Qof Haween Ahi.
Hargeysa(OWN)Mid Ka Mid Ah Shaqooyinka Ugu Adag Ee Raggu Ka shaqeeyo Ayaa Waxa Markii Ugu Horaysay Shaqadan Qabanaysa Shaadiya Xasan Oo Ku Nool Magaalada Hargeysa.
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka.
https://www.youtube.com/watch?v=qg1BhzHDlBw&feature=youtu.be