Daawo:- Shirkii Garxajis waxa labada beelood loogu marti qadiwayay Amaankooda Xildhibaan Wali Xaawo
Hargaysa: Wali Axmed Xaawo oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Hargaysa ayaa waxa uu ka hadlay Shirkii beelaha Garxajis iyo sababta labo beelood loogu marti qaadiwaayay iyo arimo kale oo badan………………………..