Taariikhda Beesha Habar Jeclo oo ah Beesha ugu balaadhan Somali gaar ahaan Beelaha dega Somaliland

Qowmiyada Habar Jeclo oo ah qowmiyada ugu badan qowmiyadaha somalida ga ahaan kudegan Somaliland ayaa ah beesha keliya ee Somaliland meelmarinkarta ama wax yeeli karta, beeshan oo ah beesha ugu taariikhda fog Somaliland ayaa lagu yaqaanaa hal adayg iyo geesinimo ay dheeryihiin beelaha kale ee somalida gaar ahaan kuwa degan Somaliland.

taarikheed Fog  ee qomiyada Habar Jeclo in kastoo aan la soo koobi Karin waxaa ka mid ku wan hoos ku qoran.

1-Beesha Habar Jeclo waa beeshii ugu horaysay ee Somali ah ee yeelata Boqortooyo taas oo ahayd boqor tooyadii Dogma oo ka talinaysay in ta badan waqooyiga iyo bariga Somaliland taas oo daciiftay markii ay yimaadeen boqor tooyadii cismaaniyiinta, waxaa xigay boqor dhuux baraar, waxaa xigay boqor indha Aare. Waa qqowmiyada keliya eel eh boqortooyo ugu facweyn.
2- Waa qabiil ka keliya ee Somali ah ee ka diiwaan kashan taariikhda aduunka oo aad ka helayso bookta laga qoray taariikhda aduunka gaar ahaan Bariga Africa
3- Waa qowmiyada ugu shacabka badan Somali gaar ahaan Somaliland waxa ay degaan Somaliland, Kiliilka Shanaad, Kenya,Jabuti Koonfurta Somalia, Yemen oo ay dagaan  qabiilo badan oo Habar Jeclo ah.Somaliland waxay ka degaan gobolada, Sanaag, Sool, Saraar, Xaysimo, Saaxil,  Buuhoodle, Togdheer, Waqooyi galbeed, Oodweyne, Gibilay, Hawd, Salal, bulshada ugu dadka badan Waxa ay degaan boqolkiiba 60% dhulka Somaliland.

4- Waa reer kii aasaasay halgankii daraawiish oo ay ku lahayd hogaamiyayaashii ugu badnaa, iyo ciidankii ugu badnaa, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen, hogaamiye Xaaji Suudi, oo ingriisku ku xukumay 250000 Rubi lguna dilay taleex, Sheakh maxamed darwiish oo ah nin kii bixiyey magaca daraawiish, markii daraawiish la jebiyey na u carary Ethiopia, Cabdi buqon, Cali Aroos cabdale, Ina shixire oo daraawiish u qaabil sanaa arimaha debeda.  Wa bulsho horseed ka ahayd halganki lagu la dagaalamay gumeysigi ingiriska  darawiish ka bacdi  habar jeclo waxay go aamisay in gumaystaha laga saaro dhulka somalidu degto waxay hormood ka ahayd halgankii Faarax Oomaar, Halgankii sheakh bashiir, iyo xisbiyadii wadanka ka saaray gumaystihii ingriiska, oo ay hogaaminyaa, Dube cali yare, Axmed keyse, Mechile maryamo Cali, Maxamed faarax, Axmed Ismaaciil Dukhsi 6- Waa qowmiyadd ugu horaysay Somali ee difaacda ciida somalilda iyo Somaliland.

7.Waa beeshii ingriisku ku wareejiyey dowlad nimada Somaliland waa beesha, Somaliland ku dartay koofurta Somalia iya da oo rabtay shanta Somalia, waa beesha Somaliland ka jartay Somalia..

8- Qowmiyada Habar Jeclo waa qowmiyada leh abwaanada iyo hal abuurka ugu badan Somali iyaga iyo beesha absame ee daarood. waxaana ka dhashay in ka badan 800 Abwaano,Hal-abuuro Iyo Fanaanin Kuwaas Qayb libaax ka qaatay halganadii kala duwanaa ee somalidu soo martay gaa ahaan ku wii loo soomaray Somaliland, waxaa ka mid ahaa,  Salaan Carrabey Maxamed N. Fadal   Abdi Fadal M C C Gammuute Max’ud Jama Daallin,  Max’d  C. FadalQaaje Gurey,   Axmed Koore Jaan,Kite FiqiCiise DemeshDirir WarsameXasan GabayAbyan M Cawad,  Abyan WarsameCaateye ,Jugux Nuur Dheere,  Cali Abaar,CaadleefFaarax LaanjeerDubbad Xiirey,Cabdillahi Hinnig,Abokor Awad BeyleSeed Cawad  Xasan, Cilmi Seed Jaamac Gacmadheere,

9- Qowmiyada habar jeclo waa qabiilka kaliya ee xayla salasihii Ethiopia kala dardaarmay dadkiisa mar kuu kala hadlayey qabiilada somalida isaga oo sheegay in habar jeclo tahay qabiilka keliya ee Somali ugu aday isagoo oo sheegay in uu sahamiya ingriis ahi u sheegay xayla salaase aabohii 1885 mar uu sahamiye ingriis ahi wa ka qoray qabiilada somalida.

10-Waa Qoomiyad dowladii siyaad bare jebisay iyaga oo ka qabsaday hubkii ugu badnaa abid ee laga qabsado hubkaas oo dhamaa 200 tikniko , waa beesh ugu saraakiisha badnayd beelaha isaaq,

01.Muj.Col 01 Adan Saaleeban “Ma’Gubte”
02.Muj. Ibraahin Jaamac Dhiif “Hayliqin”
03.Muj.Col Xasan Saleebaan Weyne
04.Muj. Maxamed Axmed Gutaale
05.Muj.Col Muuse Xasan Dhunkaal “Muuse bidaar”
06.Muj. Axmed Maxamed Siilaanyo
07.Muj.Col Maxamed Kaahin Axmed
08.Muj. Gen. Xasan Cali Abokor
09.Muj. Gen. Carab Ducaale Cilmi

10.Muj. Col. Ismaaciil Aadan Filinje
11.Muj. Col. Cabdiraxmaan Maxamed Case
12.Muj. Col. Jaamac Doolaal (Solomadaw)
13.Muj. Abw. Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi”
14.Muj. Abw. Aadan Tarabi Oogle “Tuug Tarabi”
15.Muj.Col Cilmi Faqash
16.Muj. Cabdilaahi Cali Suufi
17.Muj. Yuusuf Garbiye “Xaliimo Dhegala”
18.Muj. Carab Ileeye
19.Muj. Axmed Ismaaciil Dukhsi (Reer Dood)
20.Muj. Maxamuud Muuse Foorare (Reer Daahir)
21.Muj. Mataan Mahdi Beeli-Eeday (Reer Daahir)
22.Muj. Col. Abokor Shaadh-Yare (Reer Daahir)
23.Muj. Axmed Xuseen Warsame “Maloosh” (Solomadaw)
24.Muj. Abokor Cabdi Xaalays (Reer Daahir)
25.Muj. Maxamuud Weled-Baas (Solomadaw)
26.Muj. Maxamuud Ismaaciil Cali “Waraabe-Cade” (Reer Daahir)
27.Muj. Cabdi Cali Faarax (Yeesif)
28.Muj. Cabdilaahi Mulac (Solomadaw)
29.Muj. Hure (Uduruxmiin)
30.Muj. Cismaan Xuseen Abokor (Samane Abokor)
31.Muj. Maxamuud Axmed Cali (Sanbuur)
32.Muj. Abokor Af’Dhanle (Cibraan)

Dr Hasan Xirsi Xasan

Hargaisa somaliland

hasanxirsi134@outlook.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker