Daawo:-Wasiirka Amuuraha Dibedda Somaliland Ayaa Khudbad U Jeediyey Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Washington DC.
Washington DC.-(OWN)-Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon oo safar shaqo u jooga dalkan Maraykanka ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa u Jeediyey Jaaliya Reer Somaliland ee Washington DC.