Deg deg: Xukuumada Somaliland ayaa ka Hadashay Maamulka Hawada ee Soomaaliya la Wareegtay iyo Talaabada ay Qaadayaan
Hargeysa (OWN) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa sheegay in Dawlada Soomaaliya diiday Wada Hadal laga galo Maamulka Hawada ee labada Dal.