Gudoomiyaha Guurtida JSL oo taageeray in La Tago Kismaayo
Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan oo taageero la barbar joogsadey Xildhibaano shaaciyey inay Magaca Somaliland kaga qeyb gelayaan Xaflada Caleemsaarka Axmed madoobe ee madaxweynaha Jubbaland.