Murashax Madaxwayne ee cusub xisbiga waddani oo ka hadlay Shirka ka dhacaya Magaaladda Hargaysa
“Aniggu Musharax-nimadaydii Madaxwayne Ee Xisbigga Waddani waxaan u dhigtay Shirwaynaha Xisbigga, ka dib markii Aas-aasayaashii iyo Wax-garadka xisbigu igula taliyeen arintaasi”. Cabdilaahi Dahab Oo Ka Tirsan Xisbiga WADDANI.