Ujeeddo. Tacsi Tiiraanyo leh
Aniga oo ah Hussein Mohamed Ali ( Hussein Wadadyare) ahna madaxa arimha bulshada ee xafiiska Somaliland ee dalkan
Sweden waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dhirayaa.
-
Mohamed Omar Hure
-
Said Omar Hure
-
Riyaaq Omar Hure
-
Ifraah Omar Hure
-
Hussein Omar Hure
-
Hassan Omar Hure
-
Hassan Madoobe
Waxa aan ka tacsiyadeynayaa geerida ku timid hooyadood Alla ha u naxariistee
marxuum Xaliimo Hussein Warsame oo ku geeriyootay maanta oo ay taariikhdu tahay
3/7-2020 magaalada Hargeisa.Alle waxa aan uga baryayaa in uu marxuumada
naxariistiisa janatul fardawsa ku geliyo.dhamaan caruurteeda iyo ehelkeeda iyo dhamaan
shaacabka Somaliland-na samir iyo iimaan kasiiyo.