somaliland waa in ay caalamka ka Dalbataa in Maamul ku sheega farmaajo laga joojiyaa hubka iyo Dhaqaalaha la siiyo
ka Dib markii ay cadaatay in weerarada maamulka yar ee majeertaniya u s/land ku soo qaadayo uu dabada ka riixayo maamulka maqaar saarka ah ee farmaajo , waxa somaliland la gudboon in ay caalamka culays ku saarto sidii maamulkaas looga joojin lahaa hubka la siinayo, ciidamada loo taba barayo iyo dhaqaalaha la siinayaba, waa in ay somaliland caalamka u soo bandhigtaa in aanay macquul ahayn in maamul ku sheega farmaajo loo keeno ciidomo isaga ilaaliya , isaguna ciidamadii caalamku u samaynayey uu somaliland kula dagaalamo taasi waa arin khatar ah oo u baahan in ay somaliland si deg deg ah uga hawl gasho , waa in ay somaliland ku qaylisaa kuwa maamulka farmaajo hubka siiya, waa in ay somaliland ka dalbataa kuwa farmaajo lacagta siiya in ay joojiyaan lacagtaas waa in ay somaliland caalamka u sheegta in farmaajo isagana ciidamo african ahi ilaaliyaan ciidamadii caalamku isaga u tababarayey ee loogu talagalay in uu al-shabaab iskaga difaacana uu keenay Garoowe si uu somaliland ugula dagaalamo, waa in ay somaliland Dalbataa in ciidamada AFrican ka ah laga saaro somalia waayo maamul ku sheega farmaajo isaga oo ka faa iidaysanaya ciidamadaas al- shabaab ka difaacaya ayuu isagu ciidamadiisii iyo dhaqaalihii caalamku somalia ugu talagay kula dagaalamayaa dalkale oo xasiloon.