Boqor Buurmadow Oo Markale Maxkamada Racfaanku Ku Xukuntay 3 Sanno Oo Xadhig Ah
Maxkamadda racfaanka gobolka Maroodijeex ayaa saddex sanadod oo xabsi ah ku xukuntay Boqor Buurmadow, kaddib markii uu racfaan ka qaatay xukunkii maxkamadda gobolka Maroodijeex ee shanta sano ahaa.