Xildhibaan Maxamed Sh Cabdiraxmaan Oo Ka Hadlay Colaada Ceelafweyn Iyo Beesha Jebisay Heshiiska
Xildhibaan Maxamed Sh Cabdiraxmaan oo ka tirsan xildhibaanada golaha guurtida somaliland ayaa ka hadlay Colaada Ceelafweyn Kana Hadlay Beesha Jebisay Heshiiska , Sababta kaliftay Inay Soo Noqnoqoto Iyo Xogo Muhiima.