DAGAALKA TUKARAQ WAXAA KA MUDAN IN WAX LAGA QABTO MIDKA CEELAFWAYN ?
Marka la eego saamaynta dhow iyo mida fog ee uu leeyahay dagaalka tuka raq waxaa mudan midka ceelafwayn taas oo soo noqnoqotay mudo dheer hase yeeshee aan wali xalwaara loo helin
sida aynu ogsoonahay dalkan iyo dadkiisu waxay soo mareen mid ka adag mida ceelafwayn sidaasoo ay tahay hadana waa laga gudbay
wixii rag u kaco rabina aqbalo way rumoobaan
markaa su’aasha iswaydiinta mudani waxay tahay ?
ma ragaan ragii ahayn mise hagrashaa jirta ?
Eng sultan shire