Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaalka Ceelafweyn Iyo Xuska 18 May
Wasiirka Biyaha Somaliland, Saleebaan Cali Koore Oo Ka Hadlay Dagaalka Ceelafweyn Iyo Xuska 18 May oo ay xukuumadda hore loosoo dhigtay bisha 15-keeda, halka xisbiga waddani uu arintaas ku gacan saydhay islamaekaasna dabaaldegi doonaan maalinta 18 May.