Musharax Iid Xasan Balweeye Oo U Sharaxan Golaha Deegaanka ee Berbera Oo Soo Bandhigay Qorshihiisa Waxqabad
Hargeysa(OWN)-Musharax Iid Xasan Balweeye oo kamida Musharaxiinta Golaha Deegaanka ee Degmada Berbera ayaa soo bandhigay Qorshihiisa Waxqabad ee uu bulshada Deegaanka Berbera u qabandoono hadii ay xilka u cumaamadaan