Maxkamadda ICC oo Noqotay Mid Aan Dacwadaha Ka dhanka ah Reer Galbeedka Ogolaanin

Xeer ilaaliyaha maxkamadda Dambiyada Dagaalka ICC ayaa Arbacadii sheegtay in ay joojisay baadhitaan hor u dhac ahaa oo ka dhan ah ciidanka Britain.kuwaas oo lagu eedeeyay in Ciraaq ay ka geysteen dambiyo dagaal.

Goโ€™aankan ayaa imaanaya xilli maxkamadda ICC ay cadaadis kala kulantay Washington ka dib markii la furay gal dacwadeed ka dhan ah ciidanka Mareykanka oo dambiyo sidoo kale ka geystay Afghanistan.

Maxkamaddu waxa ay sheegtay in ay jiraan tacadiyo,hase yeeshee, UK waxay sameysay baadhitaan waafi ah dambiyadaas lagu ogaanayo

Bishii Juun, baadhitaan madaxa banaan oo la sameeyay ayaa muujinaaya in ciidanka UK ay geysteen tacadiyo ka dib markii ay heleen kumanaan cabasho oo arrintaasi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker