GEERIDU WAA XAQ KALANA XANUUN BADAN ILLAHAY NAXARIISTII JANNO HAKA WARAABIYO EEDO CAASHA BAAR XAJI MAXAMED
ANIGOO AH CABDIRAZAK YASSIN XAJI MAXAMED WAXAAN HALKAN TACSI BALAADHAN UGA DIRAYAA
DHAMAAN QOYSKII REER XAJI MAXAMED IYO GUUD AHAAN AKHWAANKA DARIIQADA SHEEKH GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KU TIMID ILLAHAY HAW NAXARIISTEE EEDO CASHA BAAR XAJI MAXAMED OO AHYD QOFKII NOLOSHAYDA ILLAHAY KA SOKOW SOO BARBAARISAY, WAXAA ILLAHAY (SW) UU QADARAY IN AANAN GEERIDEEDA DUL JOOGIN WAANA QADAR WAXAAN SI NAXARIIS LEH UGA CODSANAYAA DHAMAAAN MUSLIMIINTA IYO AKHWAANKABA IN AY U SOO DUCEEYAAN IN ILLAHAY JANNAATUL FARDOWSAL ACLAA KA WARAABIYO.
WAXAA DIRAYA TACSIDA DHAMAAN XAAJI MAXAMED GUDO IYO DEBED IYO WELIBA AKHWAANKII AY KA BAXDAY EEDO CAASHA BAAR XAJI MAXAMED
MA DHINTE WAA ILLAAHAY (SW) GEERIDUNA WAA MID INA WADA SUGAYSA
CABDIRAZAK YASSIN XAJI MAXAMED