Siilaanyo wuxuu ahaa Dal Cun, Daaro Cun, Deked Cun, Duunyo Cun, Diyaaradihii Cun, Buura Cun, ee intaanu Dadkana Cunin Ilaahay waa kii Dalka & Dadkaba dhaafiyey.

Siilaanyo Dekedii & Gegegedii Diyaaradha, Haamihii, Shooladii Women, Club
Maktabadiiu Gaandi, Garoomadii Ciyaaraha, Buurihii & Guryihii wuu wada
xaraashay kolkaasuu Xaafadiisa, Islaantiisa, Xigtadiisa, Xididkiisa kuwada xool-
eeyey oo uu xaaraan ku siiyey.
Siilaanyo ma xishoode intuu Xoolihii Umada dhacay, ayuu hadana xaaraantii ku
jaqayaa isaga & Xaaskiisii Dubai & Dalkaa Iimaaradka.
Siilaanyo waa kii Wasiiradiisa Xigtadiisa, Muhnad, Weji-Xun, Cali Mareexaan
Cali Raygal aan xilka ka qaadin, ee xiita Xaq dhawr Bani,aadanimo aan xeerin.
Siilaanyo Islaantiisa Xaaraanta ku mabtey ayuu Xafiiskii & xarunta Dalka uu ku
yidhi xukun, oo xaawalayda ku xaree, oo Samsam Heerya Xun iyaba waa ma
xishootee Xoolaha umada wada xada, wada xaabsada, oo Xaflado & Qoobka
Ciyaara ku ciyaara xarunta, Wadnahay Dhagle & Dheesha wada dhaha.
Siilaanyo Ma Xishoode Xigtadiisii & Moorgan & Xididkiisii ayuu Xafiiyadii uu
wada dhiibay oo xaabsadey Maalkii, Ilaahay xaq ma duudso ee waakaa intaanu
Dadka aanu xaraashin ilayn Duunyadii & daarihiiba dhameeyey, Dalkii Siilaanyo
na dhaashay.
Hadaba ku kale ka dare, oo Muuse Shaani, Ducada iska diidey oo Dagaal Ooga
ah ayuu daartii ku wareejey oo codadkii inta uu uba boobey, Kursigii ku fadhii-
say, waa Waa Daalinka Siilaanyo dirkiisa oo waa Muuse Duca diid oo waataa
Dalkii ku soo qufulmay, ee Muuse Handaraab uu cidladaa digriyaayo.
Hadaba, Somaliland ha ducaysato, oo Daalinkii Siilaanyo Ilaahay Dalkii ka kax-
eeyey inuu Duca diid & Dagaal Oogayaalka Muuse & aahin inaanu kuba sii
daahin, waayo, Dagaalo Oogayaa, waa Dalka & Dadkaba kala dirayaal, oo Anigo wax dili kara duca qaadan maayo, & Muuse Shaani & Kaahino cuqdad
& Cunfi lu ciraystey in Ilaahay Iyagana Umada uu kaba soo gaadho.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker