Hooyo Soomaliyeed oo Labo Caruura oo ku Dishay Wadanka Germany.
Hooyo Soomaliyeed ayaa Labo Caruura oo ay Dhashay ku Dishay, Magaladda Hockenheim ee Wadanka Germany.
Caruurta Da’adooda oo ahayd 8-10Jir, ayaa la Sheegay in Gabadha Dhashay Midi(Tooray) ku Gawracday, ka dibna Ciidamadda Amaanka war-galisay.
Baadhis ka dib ayaa la Lagu Tuhmay Hooyadan Soomaliyeed inay iyadu Khaarajisay Caruurteeda, sidaasi ayaa Xabsiga Lagu Dhigay.hadda Baadhis ayaa ku Socota.