Wasiir Sacad Cali Shire Oo Waraysi Xaasaasi London Ku Siiyey Universal TV
London(OWN)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire Oo La Weydiiyey Sida Ay Isku Waafaqayaan Hadalkii Kasoo Yeedhay Wasiiru Dawlaha Imaaraadka , xadhiga Nicima Abwaan Qorane iyo Arimo kale , halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.