TOLOW XUKUUMADA KORNEYL MUUSE BIIXI MA HAYSAA NIN AY ISKU QABIIL YIHIIN WASIIRUL DAWLAHA IMARAATKA OO CAAYA…….
Warkan uu manta wasiirka khaarajiga imaraatku sheegay mudo dheer ayeynu halkan Oodweynenews kaga doodeynay aad baanu u necebnahay inaanu dhinaah WE TOLD YOU SO ! SAW IDIIN MAANU SHEEGIN , niman Hargeysa iskaga qayilayey oo suudhadh GUCCI OO counter – fit ah oo made in China soo xidhay ayey dawlada imaraatka iyo DP World saxeexooda aqbashay ilmaha caruurta ah looma sheego . DEKKEDA BERBERA WAXA SAXEEXAY MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD WAXAANA KASOO DHAMEEYEY RAYSAL WASAARE CUMAR CABDRASHIID AKA SHULUQA ISNA WAXA KASOO DHAMEYSAY GABADH AANU DIIDAYNO INAANU MAGACEEDA SHEEGNO OO IMARAATKA KU XIDHAN OO AY RASALWASAARE CUMAR CADIRASHIID ILAMADEER YIHIIN ( Train ) TAREENKAA SOCDAY WAXA SARAA SAFIIR BAASHE CAWIL XAAJI CUMAR OOY GABADHA IYO MR. CABDIRAXAAMN BOORE ISKU XIDHEEN OO ISAGU MARKII HORE SHARES-KA WAXA KU LAHAA LAKIIN BARI DHEXDAASA WIXISII IIBIYEY LACAGTISIINA QAATAY WAAR DEKKEDA YAR BERMUDA TRAIANGEL AYEY KU TUREEN .
MR. XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO MR . CUMAR SHULUQ LACAG $ 50 MILLION KOR U DHAAFEYSA AYAA LA SIIYEY OO WALIBA MR. CUMAR CADIRASHIID SHAQO MUKHALASNIMO AH IYO XAFIIS WAYN AYAA LAG SIIYEY ABU DABAI . MR. CUMAR SHULUQ LACAGTII GABDH YAR OO BEELWEYNTA WARSANGALI AH AYUU KA GUURSADAY WAAR NINKASA REER MAGAALA MR. UURCADE NA HALKANUU LASOO TAAGAN YAHAY XISBIGA WADDANI MAALGASHIGA AYUU KASOO HORJEEDA WAAR HADU MIN YARO KA GUURSAN LAHAA SIDAA MR. CUMAR SHULUQ MA CIIL BAAN QABI LAHAA ILEEN DHAXAKAL DEKKEDA BERBERA ISAGAA SHEEGANAYEY EE ……
IMINKA BETROOLKAN LA LEEYAHAY WAA LA QOADAYAA WAXA WATA NIMAN TURKI KURDI AH WAA KUWII DAACISH LA QODI JIRAY EE KA IIBSAN JIRAY CIRAAQ IYO TURKIGA DHEXDOODA NINKA LA SHURAAKADA AH EE DABADA KA RIIXAYAA WAA RAYSALWASAARE XASAN CALI KHAYRE WAGASH WAGASH MARKUU MR. KHYRE OODWEYNE KUUGU YIMAADO AMA HOLHOL DHULBAHANTE ISGU WAA DIYAAR HADII HOLHOL TURKI BETROOL QODAYAA UGU TAGO WAA DAGAAL DHULBAHANTE U KALA HADHAYN WAARYAN OODWEYNE LA IDINKU SUMAYN MEESHA INTA XOOLIHII SOO HADHAY IDIIN DAAQAYAAN .
WAXAANU U HAMBALYEEYNEYNAA JAALLE GUDOOMIYE FAYSAL CALI WARAABE , MACAALI WASIIR SACAD CALI SHIRE , SAFIIR BAASHE CAWIL IYO MACAALI WASIIR SULEYMAAN CALI KOORE OO NOQDAY SHIMBIRTII MAALIN DABKA QAADAY EE MAALINTIINA MASAAJIDKA GUBTAY MAALIN BUU DUBAI TAGAYOO MAALINTIINA BEENTII BAA ALLAH KASHIFAY WAAR AKHYAARTAN WAXAANU AF REER XAMAR KU LEENAHAY …… MUGA SHARAFEEY NOO TAHAY IN DANYARTII BEENTINII OGAATAY .
ANKAY NAGA IIBINAYAAN BASBOORT BAA LA ICTIRAAFAY SAFIIR BAYNU MEESHA KU LEENAHAY WAAR WAA DILAAL SARE XATAA MUKHALAS MAHA . IMINKUU GUDOOMIYE INA CALI WARAABE “ BUTHEAD “ SIDISII EEH EEH EEH EEH ODHAN DONAA QOSOLKII YARAA EE CAJIIBKA AHAA MACAALI WASIIR SACAD CALI SHIRE NA AH AH ODHAN SIDII ” BEAVIS “ WAAR MEESHU WAA BANJAR WAA KULMIYOW WAA FAARUQOO WA FILM KARTOON KORNEYL MUUSE BIIXI WAA BANJAR XAALKIISU …
SOMALIYA AYAA SAXEEXDAY BERBERA