Dhakhtarka sheekh,biyha,dusiga sare ee jujuub
Dhakhtarka sheekh,Agaasimaha Ali iyo isu duwe / weyl
Waar la muuqdo,sidani si maaha ee waa dadkiinii ee dedaala,
mar walba waan soo maraa wax weyn oo la qabtey ma jiraan.
Baahidiina u soo bandhiga dadka u dhashay gudo iiyo dibaba waa hadaad tihiin niman muhaliin u ah shaqada aad heysaan
Gudoomiyaha gobolka Dr. waa dadkaagii iyo dalkaagii-cid kast ha ahaado sheekh ilaa laga ,dubur,degta,rarabo,suuqsade,bak,gugux,gidheyn,cagaarey,ximan,baadhley,qoyta,gudhacdheer intaas illah baan kugu dhaariyaey ee maxaad u qabatey.
Waxaan kaa sugayaa iyadoo written in aad media u soo badhigti,qaar kale oo badanna waan dhaafay.
Schooladda ,gudoomiye ma dadaal yarin ee waxa loo baahan yahay in la derder geliyo schoolka sare ee sheekh ,oo haddii ay sos ka baxdo anaggaa heyna heydao–waa in loo ogaladda 30 kursi ugu yaraan ,jujuub secodery/federation secondary–hanbalyo ayaan leeyahay laakiin waa in la soo celiyaa hoygagii sheekh tacliinta—-cid kuu imaneysaa ma jirto —sida boorama noqo
please macaliin qualified ah u doon oo xataa lacagta anagaa bixineyna isaga iy suuqsadeba——markay khibrad helaan ayaa lagaa kaxeysanayaa.
Biyaha —i dedaal iskastoo oo aan la ogolayn in ay si wanaagsan ay u hesho biyo sheekh,biyo gelin baa ka socotey iyadoo la helay shirkad wanaagsan ayaa iigu dambeysay….in cidin baa ka masuula in uu balaadhiyo mashruuca si looga haqab tiro dadkoo dhan.
Gudoomiye ibrahim laba abti ninkee seexday sicisii baa dibi dhalay!!!!!!!
Ka dib kolkii aan ku sugnaa degmada sheikh oo aan ka soo jeedo,waxa ii muuqatey waxyaabo badan oo ka dhiman dhinaca horumarka sida caafimaadka,waxbarashada,biyaha,wadooyinka iyo fayo-dhowrka.
Sent: Saturday, November 11, 2017 6:37 PM
To: abdirizak mohdi
Subject: Re: Dhakhtarka sheekh,biyha,dusiga sare ee jujuub ,Sos secondary,veter,agi/dugsiga dhexe,Baaq dheer oo ku guubaabinayo reer shekh cid walba ha lahaadeene
Sent: Monday, August 17, 2015 7:05 AM
To: cumar jama; oodweyenews. daadmadheedh; osman Awaleh; hussein osman; osman awad; baashe osman; hadhwanaagnews hargeysa; hadhwanaagmedia@hotmail.com; abokor essa; osman Awaleh; Ali Bashe
Subject: Dhakhtarka sheekh,biyha,dusiga sare ee jujuub ,Sos secondary,veter,agi/dugsiga dhexe,Baaq dheer oo ku guubaabinayo reer shekh cid walba ha lahaadeene
Dhakhtarka sheekh,Agaasimaha Dr. Ali iyo isu duwe Aux/ weyl
Waar la muuqdo,sidani si maaha ee waa dadkiinii ee dedaala,
mar walba waan soo maraa wax weyn oo la qabtey ma jiraan.
Baahidiina u soo bandhiga dadka u dhashay gudo iiyo dibaba waa hadaad tihiin niman muhaliin u ah shaqada aad heysaan
Gudoomiyaha gobolka Dr. Dualeh waa dadkaagii iyo dalkaagii sheekh ilaa laga ,dubur,degta,rarabo,suuqsade,bak,gugux,gidheyn,cagaarey,ximan,baadhley,qoyta,gudhacdheer intaas illah baan kugu dhaariyaey ee maxaad u qabatey.
Waxaan kaa sugayaa iyadoo written in aad media u soo badhigti,qaar kale oo badanna waan dhaafay.
Schooladda ,gudoomiye ma dadaal yarin ee waxa loo baahan yahay in la derder geliyo schoolka sare ee sheekh ,oo haddii ay sos ka baxdo anaggaa heyna heydao–waa in loo ogaladda 30 kursi ugu yaraan ,jujuub secodery/federation secondary
please macaliin qualified ah u doon oo xataa lacagta anagaa bixineyna isaga iy suuqsadeba
Biyaha —ina hurudo dedaal iskastoo oo aan la ogolayn in ay si wanaagsan ay u hesho biyo sheekh.