Maamulada Galmudug iyo Hirshabelle Oo Ku Baaqay In Dalka Si Degdeg Ah Uga Dhacdo Doorasho

War saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Maamulada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa waxay si cad u sheegeen inay tahay doorashada lagu heshiiskii 17 September, iyagoo ka soo horjeestay muddo korodhsigii labada sanno

War Saxaafadeedkan ayay maamulada Hirshabelle iyo Galmudug si rasmi ah ugu caddeeyeen inay ka soo horjeedaan muddo korodhsiga labada sanno ayna ku baaqayaan in dib loogu laabto wadahadaladii doorashooyinka kuwaasoo ku salaysan heshiiskii September 17.

Warkan ka soo yeedhay labada maamul ee Hirshabelle iyo Galmudug ayaa waxa uu dharbaaxo kulul ku yahay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Farmaajo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker