Daawo:- Masuuliyiin uu Hor Kacayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Kulan La Qaatay Taliyaasha Ciidamada Iyo Maamulka Gobolka Sanaag.

Ceeri-gaabo-(OWN)-Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland oo uu hugaaminayo Wasiirka arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan la qaatay Taliyaasha Ciidanka Iyo Masuuliyiinta Gobolka oo ay ka mid yihiin Badhasaabka Gobolka Iyo Maayirka Magaalada Ceeri-gaabo, Kulankan ayaa La Sheegay In Dulucdiisu ahayd Xaaladda Nabad Galyo Ee Gobolka………….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker