Dhagayso : Shilalka baabuurta oo kusoo badanaya Somaliland

 

 

 

Mudooyinkii u danbeeyey deegaanada ka mida Dalka Somaliland waxa ku soo badanaya shilalka gaadiika iyadoo 24-kii saacadood ee u danbeeyey ay ku waxyeeloobeen in ka badan toban qof kuwaasi oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wasiirka gaadiidka iyo horeumarinta jidadka ee Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan oo VOA u warmay ayaa sheegay inay shilalka soo badanaya aawadeed adkeeyeen qaadashada ruqsada wadista gaadiidka.

Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa sidoo kale sheegay inay hirgalinayaan hanaanka baadhista badqabka gaadiidka, waxaana uu wasiirku u waramay Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker