Dhegayso: Wasaarada Beeraha ee DF Somalia oo Iska difaacday Dacaayad Kaga Timi Waqooyiga Airland

Dhegayso: Dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay daraasad ay dhawaan soo saartay Jaamacad ku taala Waqooyiga Ireland oo ay ku sheegtay in sun laga helay qaar ka mid ah dalagyada ka soo go’a beeraha Soomaaliya.

 

Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa ku tilmaamay dalagyada Soomaaliya kuwo caafimaad qaba oo aan soo saaristooda loo adeegsan Kiimiko sun ah.

 

Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Saciid Xuseen Ciid, ayaa qabtay shir Ja’raaid oo ay kaga jawaabayeen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker