Dabeysha Luban Oo Ku Soo fool Leh Xeebaha Somaliland Iyo Puntland

NASA iyo hey’ado kale oo caalami ah ayaa ka digaya dabeysha Luban oo maalmihii la soo dhaafay ka jirtay Gacanka Carabta.

 

Dabeysha Luban  ayaa la filayaa in axadda oo berri ah(October 14, 2018) ay soo aado waqooyiga jasiiradda Socotra, waa dhulka xeebaha Somaliland Iyo Puntland

 

Dabeyshan ayaa laga yaabaa in 48 saacadood gudahood at ku dhufato dhamaan dhulka ku teedsan Gacanka Cadan oo ay ka mid yihiin Xeebaha Somaliland Iyo Puntland

 

Dabyasha Luban waa middii 3aad ee muddo sanad gudahiisa ah ku dhufata jasiiradda carabta iyo xeebaha Somaliland Iyo Puntland.

 

Dabyashan ayaa la sheegayaa in meelaha qaar ay ku socoto 140 km/h, waxaana lagu wargeliyey dadka inay ka digtoonaadaan.

 

Bishii May ee sanadkan waxaa xeebaha Somaliland   ku dhufatay dalbeysha Sagar, boqoraal ayaa ku dhimatay, waxaana ku khasaaray hanti badan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker