Rakaab ka Duulay Madaarka Burco oo dhaliilay xukuumadda Muuse Biixi

Mid ka mid ah Rakaabka Ka duulayay Madaarka Burco Ayaa sidan Twitter-ka ku baahiyay, Adeegyada Madaarka ayaanu Sheegay heerka hoose ee ay taagan yihiin,

“Waxa aannu joognaa madaarkii Burco. Waxa aanu sugaynaa in ay diyaaraddu soo cagadhigato, si aannu u raacno. Ma hayaan hab ay kula xidhiidhaan diyaaraddii, hadba cirka ayaa ay fiirinayaan.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker