Dowladda Hoose ee Hargeysa oo lagu eedeeyey Tacaddi ka dhan ah Shaqaalaheeda oo aanay 4 bilood Mushahar siinin

Hargeysa (OWN)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa maamulka Dowladda Hoose ee Hargeysa ku eedeeyey inaanay bixin mushaharkii shaqaalaha kala duwan ee ka hawl-gala Dowladda Hoose muddo Afar bilood ah iyadoo aanay jirin dakhli la’aan sababi karta inay shaqaalaha mushaharkoodu bilo ka maqnaado.

Warkan ka daawo muuqaalka hoose

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker