Dawlada Fadaraalka Somalia Oo Cashuurtii Ka Dhaaftay Qaybo ka mida Cuntada Qawtal Daruuriga ah

Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Canshuur-dhaaf ay ku  Samaysay   Cuntada Quutul daruuriga, xaaladda ka dhalatay cudurka saf-marka ah ee Coronavirus awgiis.

 

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyay in si looga hor tago qiime koror ku yimaada Qiimaha maciishada in canshuur-dhaaf Loo sameeyay  Ganacsatada keenta  Raashika  sida: Bariiska iyo timirta oo Gabi ahaanba laga dhaafay Cashuurtii  ( 100%), iyo Daqiiqda Saliidda oo loo sameeyay canshuur dhaaf gaadhaya 50%.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker