Akhri Magacyada Iyo Deegaamada Ay Kasoo Jeedaan Xubnaha Cusub Ee Uu Xilalka U Dhiibay M/weyne Muuse Biixi.

 

1. Ciise Kayd Maxamuud Raagsaale Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah. ARAB – SAMANE.

2. Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka. HABARJECLO – BICIIDE.

3. Maxamed Xaaji Cismaan Jaamac Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha. ARAB – REER ADAN.

4. Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed Ataash Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka. DHULBAHANTE – BAHARSAME

5. Cali Xasan Maxamed Jaamac Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha. HABARJECLO – AXMED FAARAX

6. Cabdillaahi Faarax Cabdi Muuse Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta. SACAD MUUSE – MAKAAHIL.

7. Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta. HABARYONIIS – SACADYOONIS

8. Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha. DHULBAHANTE – REER HAGAR

9. Cumar Cali Cabdillaahi Bade Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka. SAMAROON – MAXAMED CASE

10. Cabdillaahi Abokor Cismaan Aw Yuusuf Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka & Guriyeynta. HABARAWAL – CIISE MUUSE

11. Cabdillaahi Cabdiraxmaan Aare Cismaan Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga iyo Wershadaha. SAMAROON – HABAR-CAFAAN.

12. Baashe Cawil Cumar Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah. HABARJECLO – CIMRAAN

13. Liibaan Yuusuf Cismaan Xuseen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka. ARAB – SUBEER CELI

14. Rooda Jaamac Cilmi Cabdulle Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda. HABARJECLO – AADAN MADOOBE

15. Cabdiraxmaan Cali Cabdi Cali Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka. HABARYONIS – MUUSE ISMAACIIL.

16. Muuse Ibraahim Yuusuf Salaf Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska. CIIDAGALE – REER GOBDOON.

17. Cabdillaahi Xuseen Maxamed Cilmi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Arrimaha Amniga. HABARAWAL – CIISE MUUSE

18. Cabdinaasir Caydiid Maxamed Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Arrimaha Gobollada iyo Dawladaha Hoose. CIIDAGALE – DANWADAAGO.

19. Mahdi Cabdillaahi Cismaan Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda. GABOOYE

20. Siciid Axmed Jibriil Bahal Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Biyaha. SAMAROON

21. Cabdixakiim Siciid Muuse Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska. HABAR AWAL – SACAD MUUSE- Makaahiil

22. Axmed Xasan Nuur (Axmed Taajir) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka. TOLJECLO

23. Maxamed Axmed Maxamuud Cawad Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Itoobiya. ARAB

24. Cali Cabdillaahi Daahir Xirsi Guddoomiyaha Baanka Dhexe. HABARYOONIS – ISAXAAQ

25. Khaalid Jaamac Axmed Ducaale Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda. – HABAR-AWAL- SACADMUUSE – NUUX ISMAACIIL.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker