Daawo:Qaybo ka mida Ciidamada Qalabka sida ee Jabouti oo U Goostay dhanka Ethiopia

Qaybo ka mida Ciidamada Qalabka sida ee Jabouti oo U Goostay dhanka Ethiopia, Inkastoo aan La Garanayn Sababta Ay Ciidamadu U Sameeyeen Gadoodka ama Amar Diidada Hadana Ciidan ayaa Sheegay inay ka Goosteen Cadaalad Darro , Ciidankan Goostay ayaa Isugu jira Kuwa Cirka, iyo Kuwa Dhulka Gaar ahaanna ( Afarntiga)

Dawlada  jabouti ayaan Wali Wax wara kasoo Saarin arintan Ugubkaa ,

Warkaasi oo Faahfaahsan Halkan Hoose ka Daawo:

 

 

Xigasho Horufadhi Media

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker