Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho

Muqdisho (OWN) – Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo inuu halkaas ka dhacay Qarax laga maqlay xaafado badan oo ka tirsan Magaalada.

Qaraxaas ayaa la sheegay in lala eegtay kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo marayey wadada General Daa’uud ee kala qeybiso degmooyinka Yaaqshiid iyo Wart Nabadda.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegayo in Qaraxaas loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxo sida ay Caasimadda Online u sheegeen dad goob joogayaal ah inkastoo warar kalana ay sheegayaan inuu ahaa Qarax meesha lagu diyaariyey.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker