Maxkamada magaalada London oo diiday soo jeedinta Boris Johnson ku mamnuucay kulamada Baarlamaanka

Maxkamada magaalada London ayaa daaqada ka tuurtay, qorshaha ra’isul wasaare Boris Johnson uu ka mamnuucay kulamada Baarlamaanka.

Mr Johnson ayaa maalmo ka hor ku dhawaaqay hakinta kulamada Baarlamaanka inta UK ay ka baxeyso midowga Yurub.

Dooda dacwadaan la xidhiidhka, ayaa waxaa u gudbiyay Gina Miller iyo ra’isul wasaarihii hore Sir John.

Garsoore Lord Burnett oo ku dhawaaqay go,aanka ayaa sheegay in daaqada ay ka tuureen xanibaada kulamada baarlamaanka kadib markii ay dib eegis Sameeyeen.

 

 

Halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker