Jaaliyada Somaliland Ee Gobolka Columbus USA Oo Xaflad U Qabtay Maamulaha Dugsiga Abaarso
Xaflad ay jaaliyada somaliland ee Columbus ugu ay u qabteen maamulaha dugsiga abaarso taas oo daarnayd mahadcelin iyo qadhan ay gudoonsiinayeen school ka si loogu horumariyo , halkan hoose ka daawo.