Abwaanadii Kaalinta koobaad kagashay Tartankii Jabuuti ayaa Burco Lagu soo dhaweeyey.

Burco(OWN) Waxaa Maanta magaalada Burco Lagu soodhaweeyey Abwaan kaltuun oo ahayd abwaanadii kaalinta koobaad gashay, Tartankii Jabuuti lagu qabtay ee lagu tartansiinayey hanlaha abwaaniinta ah ee Somalida oodhan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker