Dhegayso: Waa Sidee Awooda Dawlada Somalia ee Iska Caabinta Xanuunka Caronavirus

Dawladda Soomaaliya ayaa Shalay ku Dhowaaqday in dalka laga helay kiiskii ugu Horreeyey ee Xanuunka Coronavirus, kaasi oo uu haleelay qof Soomaali ah oo kasoo safray dalka Shiinaha.

 

Dawladda waxay sheegtay inay samaysay meel gaar ah oo Cisbitaal ahana u shaqayn doonta laguna daryeelo dadka looga shakiyo Xanuunkan.

Cudurkan ayaa Xakameyntiisa waxaa la tacaalaya dalal badan oo Caalamka ka mid ah, kuwaasi oo qaarkood sheegay inay bilooyin qaadan doonto in la Cidhibtiro.

 

Hadaba Warbixin Gaara oo Rantaas lagu Falan-qaynayo Halkan Hoose ka Dhegayso

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker