-Dawlada Sucuudi Carabia  oo ogolaatay in la dajiyo xoolo gaadhaya 20,000 oo neef oo saarnaa markab ka qaaday dekeda magaalada Berbera.

Hargeysa(OWN):-Dawlada Sucuudiga Carabia  ayaa ogolaatay in la dajiyo xoolo gaadhaya 20,000 oo neef oo saarnaa markab ka qaaday dekeda magaalada Berbera.

Dawlada Sucuudiga oo hore u diiday in xoolahaasi la dajiyo ka dib markii ay ka wayday warqad caafimaad oo ka socota dawlada Soomaaliya ayaa go’aankan gaadhay markii ay kulamo isdaba joog ah wada qaateen ganacsatada xoolaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker