Barnaamijka DEEGAANKA (Environment) iyo dhibaatooyinka wakhtigan xaadirka ah ka jira deegaanada JSL

Tempo Afric TV Somaliland USA Program wuxuu idiin soo gudbinayaa barnaamijka ku saabsan DEEGAANKA (Environment) iyo dhibaatooyinka wakhtigan xaadirka ah ka jira deegaanada Somaliland iyo sidii wax looga qaban lahaa. Barnaamijka waxa marti u ah Prof. Mohamed Ahmed Aare (Kayd) oo aqoon sare u leh arimaha deegaanka.

 

Mohamud Sh Abdi Yusuf (Geedwareershe)

Bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker