Cabdi Duco Iyo Garyaqaankiisa Jamaal Cagaweyne Ayaa eedo uso Jeediyay Maayarka Hargaysa

Cabdi Duco Iyo Garyaqaankiisa Jamaal Cagaweyne Ayaa eedo uso Jeediyay Maayarka Hargaysa Waxaana uu Shegay Cabdi Duco in Maayarka uu ka Dacwaynaayo Kadib markii uu la Wareegay Hanti uu leeyahay Sidoo Kalena uu Xidhay Bartiisa uu ku leeyahay Facebook.
“Anagu Sidii SNM Dalka u Dumisay u Dumin Maynee Sharciga ayaanu raacaynaa isagana ayaanuna Ku Gulaysanaynaa ” Ayuu Cabdi Duco

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker