Milatariga Suudaan Oo Si Khasab Ah U Tarxiilay Hogaamiyayaashii Dibadbaxayaasha

Hogaamiyaha mucaaradka Suudaan ayaa sheegay in milatariga haya Talada Wadanka ay si xoog ah ugu qasbeen in ay masaafuriyaan laba ka mid ah hogaanka mucaaradka.

Arintaan ayaa ka danbeysay kadib dibadbaxyo dhiig ku daatay oo labadii todobaad ee la soo dhaafay ka dhacay Suudaan.

Sadexda xubnood ayaa mid ka mid ah ahaa xisbiga ugu Wayn ,
halka labada kale ay yihiin laba ka mid ah hogaamiyayaasha Asxaabta Isbahaysiga

Milatariga Suudaan ayaa talada la wareegay 12-kii bishii April kadib markii si qasab ah talada looga tuuray madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir.

Yasir Arman oo ah siyaasi si weyn looga yaqaano Suudaan iyo xoghayaha guud ee xisbiga SPLM-N mr ismaaciil Jallab iyo afhayeenka xisbiga Mubaarak Ardol ayaa la xidhay kadib kulan ay la qaateen maalintii Jimcaha Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker