“Shirka Burco Malaha Wax Dhibaato Ah, Waayo Diridhababa Waxa ka socda Shirka Soomaalida iyo Oromada” Cabdilaahi geel jire

Siyaasiga Cabdilaahi jaamac Cismaan (Geel jire) ayaa soo dhaweeyay shirka uu ku baaqay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur Madoow), waxaanu sheegay in aanu ahayn shir soomaaliland ku keenaya dhibaato, hasayeeshee uu yahay mid midnimadda shacabka walaalaha sii xoojinaya

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker