Somaliland iyo taariikhda oo kooban iyo waxa looga baahanyahay inay ku dadaasho si ay hore ugu socoto hanbaliyo 18 may

Jamhuuriyadda somaliland waxaa hore loogu magacaabijiray dhulkii uduga iyo cadarka sidaas ayay u  yaqaaneen jireen masaaridii hore halka giriigii horene ugu yeedhi jireen  berbera  xiligii muslimka amaba qarniyadii uu muslimku soo gaadhayna  somaliland waxa looyaqaanay dhulkii saylac ugu danbayntii xiligan aan joogno waxa ay tahay ama  xilligii gummeysigii engriiskna waxa ay tahay  ama ahaydba somaliland.
somaliland taariikhaheeda ugu muhiimsan waxa numper one ka ahaa dhaqdhaqaayadii gummeysi la diirirka ahaa ee hoggaan u hayeen darawiishtu kuwaas oo labaataneeyo sanno dagaal ku hayay gummeystihii engriiska,isla markaasina baraarug xilli ay afrikaanka badankoodu hurdeen.
waxa iyaga jirey halgamayaashii sheikh bashiir iyo faarax oomaar iyo asxaabtii ay cigaal iyo xertiisu hoggaaminayeen,kuwaas oo  iyaguna  taariikhda meel weyn kaga jira iyo dhulka somalilanba.
somaliland waxa ay kow iyo sagaashankii dib ula soo  noqotay madaxbanaanadeedii horre,iyagoo burco kaga dhawaaqday axdi qarameedkii ay badanaa ku jireen reer somaliland
somaliland hadda meel fiicanbay maraysaa nabad buuxana way haystaa waan ku farxaa marka aan arko dad iska awax u qabso wax qabsanaya ama wax dhidhisanaya,somaliland hadda waxay u baahantuun inay hore u socto mar walba saxdo qaladaad yar yar ee dhexda ka jira.
somaliland hadda waxa loo baahanyahay inay hesho golayaal deegaan oo dhaama kuwii hore marka laga reebo berbera dooroshooyin qabsooma oo caalamku inagu majiirto,iyo hore socod iyo fahan la fahmo nicmadaa nabada ee eebe weyn ku galaday dadka reer somaliland.
inkastoo xukuumadan haatan waxbadan dhaqaajisay oo caalamkuna inagu qulqulayaan haddana waxa loo baahanyahay in ganacsataduna ya u naxariistaan dadkooga oo ay maciishada ka jabiyaan wax walba waa la gaadhi rooma afar cisho laguma dhisan
somaliland fahma waxaad haystaa oo nabada oo aad cid walba ka fiicantihiinn hanbaliyo 18ka may hanbaliyo 26v juun
hamse riraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker