Cabdirisaaq Siciid Faarax oo ku guuleystay guddoomiyaha baarlamaanka Puntland

Cabdirisaaq Siciid Faarax ayaa oo helay 37 cod iyadoo ay tanaasuleen saddex musharax oo la tartamayay.

Wareegga Koowaad: Natiijada doorashada wareegga koowaad ayaa ahayd sidatan.

1. Xildhibaan Cabdirashiid Yussuf Jibriil waxaa uu helay 8 cod.

2. Xildhibaan Maxamed Faarax Maxamed Gabyoow – 10 cod

3. Xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Siciid Faarax – 37 cod

4, Xildhibaan Mursal Maxamuud Cabdi -10 cod

66 xildhibaan ayaa codeeyay, 65 cod ayaa saxsanaa halka hal codna uu halaabay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker