Dawladda Ingiriiska Oo Lagu Dhaliilay Deeqo Lacageed Ay Ku Taageerto Dalal Ay Ku Jirto Somaliland

Warbixin uu qoray wargayska ka soo baxay Ingiriiska ee Telegraph ayaa ku canaanatay dawladda Ingiriiska deeqaha ay siiso dalalka qaar ay Somaliland ka mid tahay oo ay sheegtay inaan Ingiriisku ka taxadirin in tacaddi xuquuqal insaan la gelin. Warbixintu waxaay sheegtay in Sanduuqa Khilaafka, Degenaanshaha iyo Amniga oo sanadkii 2018/2019 helay lacag 1.28 Bilyan oo Giniga Ingriiska ah aanu marin hanaan daah-furan oo uu taageero hay’ado si qaldan u shaqeeya.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker