Yuhuuda Oo Duqaymo U Gaystay Xalay Marinka Qaza

dawladda Israa’iil ee Yuhuuda ayaa fulisay weerarro ay ku bartilmaameed sanayso goobo ay Xamaas ku leedahay marinka Qaza, saacado ka dib markii gantaal uu ku soo dhacay guri ku yaalla waqooyiga Tel Aviv.

Ciidammada ee Israa’iil ayaa sheegay in bartilmaameedka ay weerareen ay ka mid ahaayeen xafiika madaxa siyaasadda ee Xamaas iyo xarunta sirdoonka ee ururkaas.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker