DAAWO Maayarka London Oo Sheegay In Xil Ka Saaran Yahay Amaaanka Muslimiinta Iyo Masaajidada Magaalada London

Maaayrka magaalada London Sadiq Khan ayaa sheegay maanta la gayn doono agagaarka masaajidda magaalada London iyadoo dadka muslimiinta London ay gudanayaan waajibaadka salaadda Jimcaha, Wuxuuna intaas ku raaciyey in askar badan ee la gaynayo massjidada ay ka mid noqon doonaan ciidammada loo tababaray in ay ka jawaabaan weerarrada hubaysan.

Arintan ayaa sababtay kadib markii dad cunsuruyiin hubaysani ay laba masaajid oo ku yaala dalka new zealand ku dileen ugu yaraan 49 qof oo muslimiin ah.

 

 

 

Maaayarka magaalada London Sadiq Khan oo maanta ka hadlaya arintaas halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker