XAQIIQO RAADIN

Waxaan maqley  Madaxweyne Korneeyl  Muuse bixi Madaxweynaha dowlada federalka Somaliya Farmaajo ayu hargeysa keenaya

Hadii aaynu isweeydiino Miyuu keeni kara Hargeysa?? Anigu su’aasha jawaabteda waxaan qaba haaa lakin waxa ka horeysa in laba qodob loo eego  ama  sadex shardi loo eego.

1√ Muxuu ka qaba  Distoorka Somaliland Iyo xeraarka.

2√  Inuu ina aqoonsadey madaxweynaha Somaliya Iyo dowladisu.

3√ In Qabiilka Madaxweyne muse bixi yahay qabiilka  ugu badan S/land. Majority.

Hadaba hadeynu kala horeysino sidey u kala horeyan

1, Distoorla S/land Iyo Xerarkisu way madnucayqn madaxweune Somaliya Iyo madaxdisi iyago aan ina aqoonsan iney dalkena yimadan oo ino dowladeyan,

Waxa kale oo distorkena ku cad
Qodobka 96
Eedeynta Iyo maamuus ka xayuubinta madaxweynaha,Ku xigeenkisa Iyo wasiirada

1√ Hadii madaxweynaha lagu so oogo danbiyada  kala ah
B• Khiyaamo qaran ( high treeson)
T. Ama Ku xad gudub distoor. Baryahan danbana muse bixi wu darjiidhay.

2. Qodobkan labad waxa cad inaanu INA aqoonsan madaxweynaha kunfiurta Somaliya, aqoonsi iska daayo aanu maamul goboled ino ogoleyn.

3.  Qodobkan ugu dambeeya Madqxaweeyne Muuse bixi qabiil ahaan wuxu lka so jeeda  reerka (( Sa ad Muuse ))  Deegan ahaan waxay dagan  Gobolka Hargeeysa  golaha deeganka ee degmada hargeysa laga so dorta wa  25 xubnood Hadaba sacad muse waxay Ku leyihin 7 rodoba xubnood, Xaga Garxajis Ku leyahay  11 kowb Iyo toban xubnood osaga oo daga Shan gobol oo ka mida lixda gobol ee  Somaliland oo shaantaas garxajis ka yahay majority dhinaca kale madaxweynuha reerkodu waxay hargeysa ka dagan xafada 26ka June oo maxed xaashi cilmi oo xafada madaxweynaha  ka so jeeda ka dhigay laba xafdood,

Sidaas awgeed Muse bixi kama so jeedo reerkii uga badna Somaliland mana aha reerka labad  Iyo ka sedexaadtoona sidaas owgeed malaha awooda qabiilki Marti galin laha Madaxweyne Iyo qeeyrki , Waxa kaliya ee uu Ku Marti galin kara wa  xasaanada  qaranimada S/land.
Si kastaba ha ahaate S/land waxa  wada  leh  beelaha Somaliland.

Qalinkii:-  Khadar Kaariye Cune

On 10 Mar 2019 12:50,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker